U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tog1

Magac Lab
Naxwe-gag, m.l
Xaraf TSubg TO3 xar
1

Meel godan oo biyo mareen ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Siminaarkaas oo ay ka soo qayb-galeen xubno ka socda FGM-ka Gobolada dalka, sida Tog-dheer, Sool, Awdal iyo Saaxil, waxa furay Wasiirka Caafimaadka Dr.

”
“

Maxaa tog iyo webi meel walba qulqulaya!

”
“

Hase yeeshee marka laga yimaado xarakaadka cusub ee ku soo kordhay Magaalada Tog-wajaale waxa kale oo waqtigan xaadirka ka taagan duruufo kala duwan, sida biyo la’aan iyo saxo xumo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-gag, m.l

Xarafka

T · TO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tog - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan