U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tolow

Fal Magu (1)
Naxwe-oobay, -owday; -oobi
Xaraf TSubg TO5 xar
1

Qof tolkisii ka carooday tol kale ku biirid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Intaas dhacdo oo kor ku xusan dabadeed weli waxaan naftayda kula jiray dood ah tolow maqaal arrintan taabanaya ma qortaa?

”
“

Run dhadhankeed tolow taasi ma yeelan kartaa?

”
“

Hase yeeshee, taasi may dhicin, waxayna hadda u muuqataa in ay dawladdu isu dhigtay in ay Wershadda Laydhka iyadu maamusho, waxayse dad badani isweydiinayaan tolow Wershadda Laydhku, ma ku tamarin doontaa gacanta dawladda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-oobay, -owday; -oobi

Xarafka

T · TO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tolow - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan