U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhicin1

Magac Fal
Xaraf DHSubg DHI6 xar
1

.dh dhici.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Dagaalo socday afar casho oo keliya ayaa lagu dilay 32-qof oo rayid ah, waana arin naxdin leh oo aan horay uga dhicin Magaalada Muqdisho" ayay hay'addu ku sheegtay warbixin ay maanta soo saartay.

”
“

Afduubkaani ayaa ku soo beegmeysaa xili hore loo shaaciyay in Maamulka Islaamiyiinta ee Xarakada Mujaahidiinu Shabaab iyo Dowlada Kenya la sheegay inay galeen Heshiis ah inaan Xadka labada Dal ka dhicin wax rabshado ah ama afduub intaba.

”
“

. Saraakiisha Booliska iyo kuwa shaqaalaha dawladda waa in ay fuliyaan codsiyada Gudoomiyaha goobta si loo hubiyo in si dhib yar codka loo bixiyo oo aanay dhicin in lagu ururo miiska hawl-wadeenada ama goobta agteeda.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Isrogrog

2

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhicin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan