U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tuulan

Fal Magu (4)
Naxwe-rnaa, -rnayd
Xaraf TSubg TU6 xar
1

ld tųuran

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa taasi sii adkaynaya iyadoo uu fooda inagu soo hayo xilli-roobaadkii oo aanay haboonayn inuu bilaabmo iyadoo uu qashinku magaalada tuulan yahay goob kasta.

”
“

Waxa sii dheer xashiishka dhex tuulan ee aad buuraha mooddo.

”
“

Tusaale ahaan magaalooyinka Somaliland oo ay caasimadda Hargeysa ugu horrayso waxa surimada xaafadaha, waddooyinka iyo meelaha faras-magaalaha ah is dul tuulan ama wadhan guddaafaad xaar iyo xashiishba leh oo aanay cidina basrinayn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-rnaa, -rnayd

Xarafka

T · TU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tuulan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan