1
Weel wax dab lagu qallajiyey ahaansho.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Ciidamada Amisom ee ku ugan Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay Saaka ka qeybqaadanayaan Dagaalada ka soconaya Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho,iyagoo Adeegsanaya Gaadiidkooda Dagaalka sida Beebayal iyo Kaarayaal ay ku rakiban yihiin Qoryo Casri ah.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (4) (f.mg4)
Isrogrog
-gnaa, -gnayd
Xarafka
U Β· UG
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
