U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xeelad

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XE6 xar
La Mid AhxeelMagac Dheddig
1

Tab iyo maaro wax lagu xalliyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afhayeenku Xarrakatul Shabaab ayaa dhawaan sheegay inay Muqdisho uga baxeen xeelad dagaal, isagoo isla xilligaas sheegay inay ku laaban doonaan caasimadda Soomaaliya dagaaladana ay siiwadayaan.

”
“

Haddii aad dhulkeena u timaado si aad noola dagaalanto, Anaga waan kula dagaalami doonaa hab kasta iyo xeelad kastaba.

”
“

Max'ed Ibrahim oo saxaafada la hadlay markii uu ku laabtay degmada ayaa sheegay inay shalay uga baxeen Luuq xeelad dagaal ayna hada ku sugan yihiin degmada.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X · XE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xeelad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan