1
.dh wacan.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Ugu danbayn wacnaan lahaydaa waalidkayagoo is jecel, oo daraadayo isku sabra, isku dulqaata, iskuna cafiya, cunfiga iyo cadhada ka reeb toonaada.
ββ
Sidaa darteed, waxa wacnaan lahayd bal inuu Maareeyaha cusub warkiisa ku soo daro waxa ilaa hadda arrintaas daawaynteeda uga qabsoomay iyo daawada uu isticmaalayaa nooca ay tahay.
ββ
Wacnaan lahaydaa adiga oo ka soo qayb gala arooskayga, ka qayb qaata galbiskayga, ka dhaanteeya gegidayda, ka mashxarada golahayga; kagana luuqeeya" Caruuska ciyaarta loo tumayaw, ku curo Cabdinaasir* oo kale" Ma ku sugnaa?
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Fal (m.f)
Xarafka
W Β· WA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
