Tusaale Dheeraad ah3
β
Dhaq-dhaqaaqa Gaadiidka dadweynaha iyo isku socodka dadka ayaa Saaka laga dareemayaa Xaafado ka mid ah meelihii dagaaladu ka dheceen inkasta oo weli deegaanadaasi isku horfadhiyaan Ciidamada dhinacyada iska soo horjeeda.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe (1) (f.g1)
Isrogrog
-qay, -qday
Xarafka
DH Β· DHA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
