U gudub nuxurka bogga
SABAAD

walaal1

Magac Lab
Naxwe-lo, m.dh
Xaraf WSubg WA6 xar
1

Wiil waxa uu u yahay wiil ama gabar ay wada dhasheen.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Luul oo adarees gaar ah u lahayd xidhiidhka walaalkeed oo uu ugu soo hagaajin jiray waraaqaha P.O.Box 62 Samaters Book Shop, Hargeysa, ayaa iyana u sheegtay abaaheed in uu maalin dhowayd u soo diray warqad, Post Card iyo talo uu leeyahay walaal waxbaro.

”
“

Hadaba walaal muslimoow u gar gaar wiilkaaan dhibaateysan ee aan gacmaha laheyn.

”
“

Markii uu Cumar ka soo noqday Cadan ayuu Cabdilaahi ku yidhi"Geela inaga daayo walaal aynu gaadhi iibsano".

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-lo, m.dh

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
walaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan