U gudub nuxurka bogga
SABAAD

warwar1

Magac Lab
Naxwe-rro, m.dh
Xaraf WSubg WA6 xar
1

Samayo dhuudhuuban oo dhallintu isku riddo oo gabbashada ku barato.

2

Nooc waran oo dheer.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Arintaasi waxay Foosto-riix ku furtay warwar iyo walaac soo food saaray noloshiisa maadaama uu isku ilaaway nolosha raaxada leh ee uu ka helay lacagta lama filaanka ah e ka soo gashay shirkada.

”
“

Hase yeeshee, siyaabaha uu jawaabaha u bixiyo, Sheekh Shariif Axmed, ayaa dad badan ku abuurtay warwar ay ka qabaan Sheekh Shariif aragtidiisa siyaasadeed.

”
“

Warwar Aduun Iyo Wacdaro Jacayl Siduu u joogay ee ay Ilhaanna sheedda uga eegaysay ayuu mar qudha kacay oo uu u dhaqaaqay xagga baanka si uu u ogaado hantida ugu jirta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro, m.dh

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
warwar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan