U gudub nuxurka bogga
SABAAD

werwer1

Magac Lab
Xaraf WSubg WE6 xar
La Mid Ahwalwal1Magac Dheddig
1

Layr qabow oo xilliyada qaarkood galabtii timaada; geyr.

2

Welwel, werwer.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadka u dhashay maraykanka ee ku sugan dalka Yemen oo tiradooda lagu qiyaasay 30,000 oo qof ayaa werwer ka qaba xaaladooda amaanka ka dib dilka loo gaystay saddexda dhakhtar.

”
“

Fikir iyo werwer badan ayaa ku batey.

”
“

Sidoo kale waxaa cabsi iyo werwer badani ku abuurmay kuwii dilaalka iyo milaalka ka ahaa Soomaaliya oo ay dantu ugu jirtey in lagu jiro dawlad la'aan iyo Jaahwareer "Anarchy".

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

W · WE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
werwer - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan