U gudub nuxurka bogga
SABAAD

walwal1

Magac Dheddig
Xaraf WSubg WA6 xar
1

Layr qabow oo xilliyada qaarkood galabtii timaada; geyr.

2

Welwel, werwer.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Shacabka degmada ayaa walwal xoogan ka qaba in lagu kor dagaalamo, iyadoo dagaalo horay u dhexmaray DF iyo Xisbul Islam ay sababeen dhimashada iyo dhaawaca dad rayid ah iyo ciimadii dagaalku u dhexeeyay.

”
“

Waxaa walwal weyn igu hayo doorashada goor dhow ka dhici doonta Puntland iyo mustaqbalka Puntland halkay ku socoto.

”
“

Guddoomiyaha Degmada Huriwaa Cumar Axmed Jacfaan oo ka hadlay shirkaas jaraa'id ayaa isaguna sheegay in qaraxan lagu dilay Xasan Cadde uusan gelinayn wax walwal ah oo ay howlahooda sii wadan doonaan inta dhammaantood la dilayo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
walwal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan