U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wiqiyad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf WSubg WI7 xar
1

Miisaan dhan 28,35 garaam ama rodol lix iyo toban meelood loo qaybiyey hal meel (1/16 rodol).

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

Haddaba, wasiiru-dawlayaashan la magacaabay xilli ay doorashadii ka hadhay qadar miridho ah, ama wax wiqiyad ka yar, iyagoo raggani ka soo dhaawac kacay ururadii gorayga ka cabay indhawaanlahanba ay xisbiyadu qori-qori ku qaybsanayeen.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

W Β· WI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wiqiyad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan