U gudub nuxurka bogga
SABAAD

garaam

Magac Lab
Naxwe-mmo ..., m.lXisaab
Xaraf GSubg GA6 xar
1

ld garaamme. garaam atam m.l eeg mool. garaam-isudhigan m.l Culays isudhiganka walaxi leedahay oo lagu tibaaxay garaamyo

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Tusaale ahaan Haddii ay Cufnaanta walaxi tahay 200 Garaam, Cuf isjiidka waxa uu noqonayaa 2 Niyuton oo macnaheedu tahay Culeys ka.

”
β€œ

Muqdisho (Haatuf) - Buro culeyskeedu uu gaadhayo 10 (Kg) kiilo garaam ayaa laga soo saaray gabadh 19 sanno jirtay kaddib markii qaliin socday muddo sodon daqiiqo ah ay ku sameeyeen Dhhakaatiirta isbitaalka Xasan Jiis ee magaalada Muqdisho.

”
β€œ

Ururka Aardaboole, wuxuu ku fulay shan iyo soddon kumayaal cod garaam.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-mmo ..., m.l

Cilmiga

Xisaab (xis.)

Xarafka

G Β· GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
garaam - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan