U gudub nuxurka bogga
SABAAD

miridho

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MI7 xar
1

Dhicinta ay neef rimani ilmo dhiciso.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaba, wasiiru-dawlayaashan la magacaabay xilli ay doorashadii ka hadhay qadar miridho ah, ama wax wiqiyad ka yar, iyagoo raggani ka soo dhaawac kacay ururadii gorayga ka cabay indhawaanlahanba ay xisbiyadu qori-qori ku qaybsanayeen.

”
“

Hase yeeshee markii ajandaha la qaybiyey ee ay mudanayaashu qader miridho ah isha ku dhufteen ayey sheekadu cirka u baxday, waxaana is qoray koox mudanayaal ah si ay uga hadlaan wax ka bedelka iyo wax ku kordhinta qoddobada ajandaha.

”
“

Sidaa darteed miridho kuma qaadan xaqiijinta rabitaankiisa jinsi ee uu heeganka u yahay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
miridho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan