U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xaabin

Magac Fal
Xaraf XSubg XA6 xar
1

.dh xaabi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Calaamku waa inuu iska kaashado sidii loo soo celin lahaa xasiloonida Somalia, si kooxaha mucaaradka aysan u maja-xaabin dowlada hareereysan" ayuu yiri Kalonzo Musyoka, oo sheegay in laga hortago burcadbadeeda.

”
“

Fiidal Castaro oo xukunka qabsaday 1959-kii da’diisuna ay haatan tahay 76-sano waxa uu ku eedeeyey maraykanka inuu damacsanyahay sidii uu u mijo xaabin doono kacaanka dalka Kuuba ee uu madaxda ka yahay Fiidal Castaro.

”
“

Middaan ayaa tusaale u ah faragalintii Ethiopia ee Soomaaliya oo maamulkii Bush ku ayiday Addis Ababa in waxwalba ay ka yeesho sidii ay ku majo-xaabin laheyd dhaqdhaqaaqa Islaamiyiinta ee ka curtay Koonfurta Soomaaliya.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xaabin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan