U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gaaddo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf GSubg GA6 xar
1

Xabad.

2

Ulo af dhuuban lehoo shacdurka lagu ciyaaro. gaade

Tusaale Dheeraad ah3

“

,1 iyo 3: waa magac ka soo horjeeda dhaddig. 3,4,7 iyo 15: waa mid ka mid ah awooda ay Haadda iyo Shimbiruhu ku duulaan. 15,1,4 iyo 3: waa magac la macno ah gaaddo ama shaf.

”
“

Bandigga ciidamadan oo ka dhacday xerada Maslax ee waqooyi Muqdisho ayaa waxay ciidamadu ay halkaas kusoo bandhigeen gaaddo-ka-ciyaar ay ku muujinayaan tababarka ay soo qaatee, iyagoo ku hubeysnaa hub fudud iyo mid culus.

”
“

Gacda gabayga Shaafici adaa, gaaddo ku lahaaye Naxwihiisa gaarka ah adaa, goobay oo helaye Adigaa garaaddiyo ku helay, Goonni sharaftiise!

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gaaddo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan