Tusaale Dheeraad ah3
β
Intaas waxaa dheer, dhulkan Mesobotaamiya waxaa ka soo baxay qaar ka mid ah hogaamiyayaashii ugu horeeyay taariikhda aadamaha, kuwaas oo dunida ku soo kordhiyay ilbaxnimo iyo xadaarad aad u badan.
ββ
Dhinaca kale, maamuladii iyo boqortooyooyinkii deegaanada Mesobotaamiya waxay dunida ku soo kordhisay xadaarad iyo ilbaxnimo aad u sareeysay wakhtigaas.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-do, m.l
Xarafka
X Β· XA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
