U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xajmi

Magac Dheddig
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf XSubg XA5 xar
1

Derbi iwm inta qiradiisu le'eg tahay; jurmi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Diyaaraduhu waxay leeyihiin naqshado, xajmi, garbo iyo qaab dhismeed kala duwan.

”
“

Meerayaasha waxaa guud ahaan loo qeeyniyaa labo: mid xajmi wayn oo cufkiisu yar yahay kana samaysan hawooyin iyo mid xajmi yar oo cufkiisu wayn yahay kana samaysan oogo dhagaxaan ah.

”
“

Labada hore waa ma guuraan, iyadoo ay dhacdo in dhulka iyo bulshada ku nooli u sii kala jajabi karaan qaramo intii hore ka xajmi yar amaba ay midoobi karaan, hadana marwalba wey joogaysaa tilmaantaasi.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xajmi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan