U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xanniban1

Fal Magu (1)
Naxwe-bmay, -bantay; -bmi
Xaraf XSubg XA8 xar
1

Wax la xannibay noqosho.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Dhanka kale Ganacsato Reer Muqdisho ayaa sheegay in muddo hal todobaad ku dhow ay kaga xanniban yihiin dekedda ganacsi fara badan, iyagoo sheegay inaysan ogeyn sabab loo xayiray alaabooyinkooda oo saaran gaadiidkii geyn lahaa suuqayada Muqdisho.

”
“

Dumar Soomaaliyeed oo qaxooti ah oo ku xanniban Malta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-bmay, -bantay; -bmi

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xanniban - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD