U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xar

Magac Lab
Xaraf XSubg XA3 xar
1

Budada ka soo daadata qoryaha buluunbulyadu gasho.

2

Xasharaad yar oo qoryaha hoos ka cunta.

3

Dhagaxbadeed aad u khafiif ah.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Maamul Cusub oo Loo Magacaabay Jaamacada Burco Burco (Jam)- Xafladda xil-wareejin ah oo ay xilka kula kala wareegeyeen maamulkii hore Jaamaadda Burco iyo maamul cusub, ayaa shalay lagu qabtay xar..

”
“

Warfaa Far soo xar baxsasho yuu yeesay, Samatarna soo hor dhicid yuu yeeshay, Oo samatar isagaa aduunka ka hor yimid Warfaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan