U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xasili

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf XSubg XA6 xar
1

Wax xasilloon ka dhigid.

2

Lacag iwm helid.

Tusaale Dheeraad ah2

“

- Wuxuuna dheereynayaa dhabarkiisa uuna simayaa, sida xattaa haddii dhabarkiisa lagu kor shubo biyo ay ku xasili lahaayeen, sidaasna waa waajib.

”
“

Maamulka cusub ee Gobolka Banaadir ayaa sheegay markii xilkan loo magacaabay inuu ka shaqeyn doono amaanka guud ee Gobolka, waxbarashada iyo saboolnimada oo ay ku tilmaameen caqabada ugu weyn ee ay Muqdisho ka xasili la'dahay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xasili - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan