U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shubo

Fal Gudbe (3)
Naxwe-btay, -batay
Xaraf SHSubg SHU5 xar
1

Hoore, badar iwm meel ku geddisasho.

2

Xoolo waraabsasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaa kale oo bar-bar socda hawlaha nadaafadda iyo faya-dhawrka sare loogu qaadayo sida; daawooyin lagu shubo ceelasha Mogadishu.

”
“

Ma waxaa dawladu ku tashaneysaa UNDP lacagaha lagu soo shubo oo dawladiihii horeba masariif “ku dhimo ah” siin jiray?

”
“

Warar aan la hubin ayaa sheegaya in markabkaas wuu doonayay inuu sunta ku shubo biyaha dalka Somalia, inkastoo shirkadda iska leh ay diiday arrintaas ayna ku tilmaantay warar aan sax ahayn, uuna markabka doonaya oo inuu ka gudbo biyaha dalka Somalia.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-btay, -batay

Xarafka

SH · SHU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shubo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan