U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xayir

Fal Gudbe (1)
Naxwe-ray, -rtay
Xaraf XSubg XA5 xar
1

Wax socodkooda ama fuliddooda is-hortaagid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa ka mid ah laba nin oo reer Hargeysa ahaa oo mid ammaanay faa’iidada caanaha geela kala gabay xayir ku ammaanay faa’iida maraqa karaaciinka ee uu maqaaxidiisa ku kariyo.

”
“

Waxa kale oo ku jira murti-suugaaneed uu ka mid yahay Gabay-Xayir.

”
“

Axmed Xayir Xasan, Laas-caanood, Somaliland.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (1) (f.g1)

Isrogrog

-ray, -rtay

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xayir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD