1
.dh xayiran3.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Goobjoogayaal ku sugan deegaankaas ayaa waxay sheegeen in dagaalkaas uu ahaa mid aad u kulul, sababayna in qadar ku dhow saacad xayirnaan gaadiidkii xaafadha isticmaalayay iyo sidoo kale ganacsiga xaafadahaas.
ββ
"Haddii golaha wasiirada ee DF ay dhegaha ka fureystaan u yeeriddeenna, baarlamaanku u xayirnaan maayo ee wuxuu qaadanayaa go'aan isaga u gaar ah" ayuu ku goodiyay gudoomiyaha baarlamaanka.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Fal (m.f)
Xarafka
X Β· XA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
