U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xijaab1

Magac Lab
Naxwe-byo, m.dh
Xaraf XSubg XI6 xar
1

Wax wax celiya ama isku gudba ama qariya; daah; ilixir.

2

Qardhaas; xirsi; makaraan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Dumarka oo dhan ma xiran karaan Xijaab waayo qaarkood ka awoodaan inay gataan, haddii la arkana waa la garaacaa ilaa inta uu jirkooda xanuunsanayo, mana jirto cid ka celinaysa wiilka yar ee dadka garaacaya ayay haweeney magaceeda qarisay u sheegtay HRW.

”
“

Sida uu war arintaa ku saabsani sheegay gabadhaasi waxay lebisnayd xijaab-weyn oo ay markii hore ku qarinaysay uurka, sidaa darteed waxa la sheegay inaanay uurkeeda dareemin dadka ku nool guriga ay ku soo degatay.

”
“

Wuxuu yiri: "Maxaadan u xirneyn Xijaab?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-byo, m.dh

Xarafka

X · XI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xijaab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan