U gudub nuxurka bogga
SABAAD

garad

Magac Lab
Xaraf GSubg GA5 xar
La Mid AhgarashoMagac Fal
1

.dh garo2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bishaan Sebtember 12, 2012, waxaa bilawday 20kii sano oo magaca iyo sumcadda Soomaaliyeed dib loogu soo celin lahay, haddii Shacabka Soomaaliyeed uu helo hoggaan wax garad ah oo ugu shaqeeyo si haggar la’aan.

”
“

Biixi xaaskiisa Saynab waxay runtii noqotay qof wax garad ah, sidoo kale waxay noqotay marwo aanu kartideeda iyo maamulkeeda dumarnimona aanu wax saluug ah ka dareemin, sidoo kale Xayaad lafteedu raalinimo iyo kalsooni badan ayey ku qabtay saygeeda.

”
“

Cheif Caqil Camey ayaa sheegey in Issimada go'ankan soo saarey ay ku dhanyihiin cuqaashii gobolka kuwaasoo kuwasoo ay kamid ahaayeen Garad Cabdulahi, Suldaan Siciid, Garaad Saleebaan iyo IWM.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
garad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan