U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xag1

Magac Lab
Xaraf XSubg XA3 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaan kaloo ka codsanayaa inay wax nagala qabtaan abaaraha ba’an ee ka jira gobolada dalka qaarkood oo ay gurmad degdeg ah oo xag walba ah u fidiyaan dadka tabaaleysan.

”
“

Wararka Mareykanku helayo waxa ku jira kuwa la rumeyn san karo oo sheegaya in Muslimiin xag-jira ay beegsanayaan danaha reer Galbeedku ku leeyihiin Sucuudiga.

”
“

Qodobka labaad wuxu ugu yeerayaa beesha in mashaariic horumarineed laga hirgeliyo degaanka xag waxbarasho, xag caafimaad iyo xag dhaqaale iyo xag bulsho ba.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xag - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan