U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maslax1

Magac Lab
Xaraf MSubg MA6 xar
1

Heshiis la dhex dhigo laba dhinac ama ka badan oo muransan. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maxaa yeelay Maslax maahayn nin saaxada siyaasadeed ee Soomaaliya ka dhex muuqday, maahayn Waranle iyo Wadaad midna, maahayn nin Mutacalimnimo iyo thaqaafad Siyaasadeed siday.

”
“

Sheekh Shariif oo la saadaalinayay inuu noqon doono Madaxweyne ka hor intii aysan bilaaban doorashada, ayaa ka guulaysatay wareegii ugu dambeeyay Maslax Max'ed Siyaad oo la tartamay.

”
“

Ciidanka fariisinka ka dhigtay Maslax ayaa kasoo ambabaxay Degmada Jowhar oo ay dhawaan gaareen iyagoo soo maray Balcad oo ay xalay ku sugnaayeen, lama sheegi karo sababta dhabta ah ee keentay inay dib ugu laabtaan xerada Maslax ugana soo tagaan Jowhar.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maslax - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan