U gudub nuxurka bogga
SABAAD

yamyam

Magac Lab
Xaraf YSubg YA6 xar
1

Y. ah: qof hadal badan.

2

Askar ku hadli jirtay afka sawaaxiliga oo ingiriisku ka keenay bariga Afrika.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cabdiqaadir Xirsi Siyaad oo ku magac dheer Yamyam (Af Carabi:عبد قادر حرس سياد "يميم" ).

”
“

Wada shaqayn dhex martay Axmed Faarax Cali Idaajaa iyo Abwaan Yamyam ayaa waxay ahayd 1974 iyo riwaayadii “Dabkuu Shiday Darwiishkii” waqtigaas oo Idaajaa uu u kuurgalay shaqsiyada iyo qotodheerida hab curiska abwaan Yamyam.

”
“

Abwaan Yamyam 2005tii ayuu ku laqmaday isaga oo jirka iyo maskxadaba ka fayow oo shil gaari ayuu ku dhintay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Y · YA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
yamyam - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan