U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shil

Magac Lab
Naxwe-lal, m.l
Xaraf SHSubg SHI4 xar
1

Dhibaato si lama filaan ah u dhacda.

Tusaale Dheeraad ah3

“

-qof oo ku dhaawacmay Shil gaari Ugu yaraan 16-qof oo laba ka mid ah ay yihiin haween ayaa ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay tuulo lagu magcaabo Gabile oo 26-km dhanka koonfureed ka xigta Guri-ceel ee Gobolka Galguduud.

”
“

Waa arrin cajiib ah," ayuu yidhi Tyson, isagoo intaa ku daray inuu shil dhugdhugley oo uu hore u galay ka soo gaadhay dhaawacani.

”
“

Afar Soomaali ah oo ku Dhintay Maraykanka Afar qof oo Soomaali ah oo saddex ka mid ah ay dumar yihiin ayaa ku dhintay shil baabuur oo ka dhacay gobolka Iowa ee dalkan Maraykanka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-lal, m.l

Xarafka

SH · SHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shil - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan