U gudub nuxurka bogga
SABAAD

yucub

Magac Lab
Naxwebot.
Xaraf YSubg YU5 xar
1

Geed weyn oo laf adag oo alaabo wanaagsan laga qorto, sida koorta geela.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Degmadaan waxey u dhowdahay degmooyinka kala ah Waraabeeye, Xaaji Saalax, Yucub-yabooh iyo Dhoqoshey.

”
β€œ

Haddii yucub tiradeedu aad u badan tahay ay baxdo waxa laga yaabaa inay yucubtu noqoto midho la dhoofiyo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

bot.

Xarafka

Y Β· YU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
yucub - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan