U gudub nuxurka bogga
SABAAD

buuro

Fal Gudbe (3)
Naxwe-rtay, -ratay
Xaraf BSubg BU5 xar
1

Nafley mid kale si aan ogaan ahayn ugu dhicid; legdid. bųuro f.mg3 (-rtay, -ratay) Nafley cayilid; weynaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Magaalada Heidelberg oo aad u qurux badan ayaa ka mid ah magaalooyinkaTaariikhda ku leh dalkan Jarmalka sida dhismayaal qadiimi ah, Buuro waaweyn, Webi dhaxda ka mara magaalada, Jaamacado sare iyo waxyaalo kale oo dalxiisayaashu jecel yihiin.

”
“

Afarta jiho waxaa magaalada Eyl kaga teedsan buuro dhaadheer iyo gabiyo waawayn.

”
“

Tuulada muuqaal ahaan iyo deegaan ahaanba waxaa ay u dhaxeysaa buuro waaweyn iyo dhul keymo ah oo ugaartu ka buuxdo isla markaana u roon indhaha dadka socotada ah ee ku dhex safro Gobolka Hiiraan iyo waliba Abooreey.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-rtay, -ratay

Xarafka

B · BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
buuro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan