Skip to main content
SABAAD

bah

Magac Dheddig
Naxwe-ho, m.l
Xaraf BSubg BA3 xar
1

Naago nin qabo middood iyo carruurteeda.

2

Isku b. ah: carruur hooyo keli ahi wada dhashay. bąh m.dh (-ho, m.l) Xiddigo dayaxu maro oo u dhexeeya xoor iyo faruuryo.

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ho, m.l

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bah - sawirka la wadaagga

La Wadaag