Cudur dadku isu gudbiyo oo uu keeno fiirus kuna dhaca maskaxda iyo xangullaha. Fiirusku wuxu raaca saxarada qof fiiruska qaba, sidaas darteed cudurku wuxuu ku badanyahay meesha nadaafaddu ay ku yartahay, nooca dhicisooba ee cudurkaas waxa keliya oo jirrada cunaha iyo xiidmaha astaamuhuna waxay noqonayaan oo keliya caloosha oo qasanta ama durey sidiis; cudurka dabeysha oo aan curyaannimada gaarin wuxu leeyahay muruqyada oo adkaada gaar ahaan kuwa surka iyo dhabarka cudurka dabeysha oo curyaannimada wata waa ka tiro yaryahay midka aan sare ku soo sheegnay, noociisa sahlanna waxa la socda itaaldarro muruqyada ama curyaannimo. Cudurka dabeysha ee ku dhaca maskaxda waxa curyaama muruqyada neefsashada taas oo keeni karta dhiibaato neefsasho.
Tusaale Dheeraad ah3
Dad badan oo magaalada Garoowe ku noolaa muddo aad u dheer ayaa sheegay in aysan arag waligood dabeyl sidan oo kale u xoogan oo qadar aad u yar socota khasaarahana geysata.
”Barakacayaasha, oo markoodii hore dhibaateysnaa ayaa dhibaatadii uu sii laba jibbaarantay kadib markii roob dabeyl wata uu da’ay kaas oo burburshay inta badan guryihiin ay ku noolaayeen oo u badnaa teendhooyin iyo cawshad.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Magac Dheddig (m.dh)
-lo, m.l
Daawada (daaw.)
D · DA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
