Tusaale Dheeraad ah3
β
Shirkada isgaarsiinta Hormuud Telecom oo ka mid ah shirkadaha ka howlgala Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay adeeg la magac baxay Dalmar International Roaming Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayay oo maanta dib ugu laabtay Muqdisho.
ββ
Mudane Dalmar oo hadda degan dalka Kanada ayaa sidoo kale waxa uu ka mid ahaa macallimiintii wax ka dhigi jirtay Kuliyaddii Dhaqaalaha ee Jaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed.
ββ
Dalmar: Siday aniga ila tahay, mustaqbalka dhaqaalaha Soomaaliya wuxuu ku xiran yahay mustaqbalka siyaasadda Soomaaliya.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rro, m.dh
Xarafka
D Β· DA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
