Tusaale Dheeraad ah3
“
Habeenka la yidhaahdo "Dambasame" ayaa ah amminta ay xoolo-dhaqatadu sumalka idaha ku sii deyso si ay u rimaan.
”“
Sidoo kale, Dambasamuhu waxa uu ku dhacaa ama galaa 120 cisho ka dib habeenka Dab-tuurka (Dabshidka ama Nayruuska) oo Soomaalidu ku suntato habeenka 1aad ee Sannadka Habeenkaas (Dambasame) waxa uu ku beegmaa badhtamaha Deyrta (bisha Nofembar).
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
D · DA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
