U gudub nuxurka bogga
SABAAD

deyso

Fal Gudbe (3)
Naxwe-stay, -satay
Xaraf DSubg DE5 xar
1

Wax bixintooda diyaar loo ahaa cashasho.

2

D. ah: timo jarriin ka dhaafid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Mar kasta oo maxkamadu sii deyso, Booliiska ayaa xabsiga ku celinayey.

”
“

Habeenka la yidhaahdo "Dambasame" ayaa ah amminta ay xoolo-dhaqatadu sumalka idaha ku sii deyso si ay u rimaan.

”
“

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ugu baaqay Dowladda Kenya in ay sii deyso dadka Soomaalida ee ay ku qab qabatay Magaalada Nairobi, kuwaasoo ay ku jiraan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka iyo Saraakiil Ciidan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-stay, -satay

Xarafka

D · DE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
deyso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan