Tusaale Dheeraad ah3
“
Dagaalo ka soo cusboonaadey Luuq Ugu yaraan 10-qof ayaa ku dhintay dagaallo kasoo cusboonaaday deegaanno ka tirsan Gobolka Gedo, iyadoo dagaal qaraar uu saakay ka curtay deegaan 40-km dhanka waqooyi kaga beegan degmada Luuq.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-nno, m.dh
Xarafka
D · DE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
