Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Jeexjeex uu yeesho dhul, jir nafley dhar iwm.
Ma aha wax khilaaf ah oo xisbigayaga ka dhex jira, wax dildillaac ahna ma aha, laakiin markii shirkii dhammaaday waxaanu ka soo baxnay annaga oo midaysan.
Shaadhku waa buluug saafi ah, halka surwaalkuna shiingay ka ahaa laakiinse aan sidii hore looga bartay lugo dhuuban iyo dildillaac toona lahayn.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
D · DI
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag