Tusaale Dheeraad ah3
“
Wasiirka Maaliyadda, Xuseen Faarax Dooddi oo guddigaa hoggaaminaya ayaa weriyayaasha u sheegay in guddidu ilaa xad uu leeyahay awood uu go’aan kaga gaadho arrinta.
”“
Wasiirka Maaliyadda Xuseen Dooddi, mar la weydiiyay su’aal ku saabsanayd sababta loo kordhin waayay Miisaaniyadda Golaha Wakiiladda oo uu Mudanaha su’aasha weydiiyay, tilmaamay in aanu lahayn qalabkii shaqada, hal Teeb mooyaane.
”“
“Si kale ayaanu u dhaqaalaynaa oo dabcan Wasaarada Maaliyadda shaqaalaheedu wuu ka dhaqaale wanaagsan yahay shaqaalaha kale,” ayuu yidhi, Xuseen Faarax Dooddi.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
D · DO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
