Tusaale Dheeraad ah3
“
Geed adayg ninkii loo bartiyo, geesi lagu dhaato Markay dumar guhaadana judhii, gorodda laadlaadin Waxa loogu maag galay ninkii, garanayow sheeg bal?
”“
Bucadkaas ha lagu magacaabo; Dhiigyacab, Geesi Qaran, Qabqable, Shiikh, Hoggaamiye, Khaa’inul-Waddan, Madaxweyne, Wasiir, Oday ama Inkaar-Qabe midkii la doonayaba.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-iyaal, m.l/dh
Xarafka
G · GE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
