Tusaale Dheeraad ah3
“
Iyadoo la marayo qarnigii 21aad sow la yaab ma aha shaqsi aqoonyahan sheeganaya oo ku xiiqsan afar dhibic shan iyo annaga reerkeenna oo daba habhable qabqable uu aqriska alifku ku adagyahay?
”“
Bucadkaas ha lagu magacaabo; Dhiigyacab, Geesi Qaran, Qabqable, Shiikh, Hoggaamiye, Khaa’inul-Waddan, Madaxweyne, Wasiir, Oday ama Inkaar-Qabe midkii la doonayaba.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-layaal, m.l/dh
Xarafka
Q · QA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
