U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maag1

Magac Lab
Naxwe-gag, m.l
Xaraf MSubg MA4 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Geed adayg ninkii loo bartiyo, geesi lagu dhaato Markay dumar guhaadana judhii, gorodda laadlaadin Waxa loogu maag galay ninkii, garanayow sheeg bal?

”
“

Oo aan mag-maag daaliniyo, madhiye loo diidin.

”
“

Waxaannu u aragnay in waxa uu Wargeysku qoray ee uu ku fadeexadaynayo masuul qaran oo aanu mid qudha daliil u haynin inay tahay keliya maag cad iyo rux-ruxasho uu isleeyahay waxoogaa ha kaaga soo dhacaan Maareeyaha, waayo?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-gag, m.l

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maag - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD