Tusaale Dheeraad ah3
β
Shidaal sidoo kale loo yaqaano Saliida Dhulka ( ingiriis : Petroleum) waa dareere ka mid ah kheyraadka dabiiciga ah, ur badan, midab huruud ilaa madoow ah leh, ka samaysan isku dhisyo haydarokaarboon ah, oo laga helo oogada dhulka hoosteeda.
ββ
Subag ( Af-Carabi Ψ²Ψ¨Ψ―Ψ© Af-Taliyaani burro Af-Ingiriis butter ) waa dareere huruud ah oo caanaha xoolaha laga sameeyo.
ββ
Tartankaasi wuxuu noqday kii ugu khaadhadhka badnaa, natiijadii lasoo saaray dhammaadkii ciyaaruhuna waxay noqotay 164 kaadh oo huruud ah iyo 16 kaadh oo casaan ah.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
H Β· HU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
