U gudub nuxurka bogga
SABAAD

madoow1

Magac Lab
Xaraf MSubg MA6 xar
La Mid Ahmadow1Magac Lab
1

Midibka dhuxusha.

2

Mugdi, gudcur.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Naafto ( ingiriis : Diesel) waa waa shidaal dareere ah oo ka mid ah kheyraadka dabiiciga ah, markey qaydhiintahay leh midab huruud ilaa madoow ah, kana samaysan isku dhisyo haydarokaarboon ah, oo laga helo oogada dhulka hoosteeda.

”
“

Calankii waanu badalnay oo mid madoow ayaanu taagannaa, magacyadii waad la socotaayoo Abu Mansuur, Abu Zaynab, Abu Xantul ayaanu la baxnay.

”
“

Qidcad Dhuxul dhagax saafi ah, taas oo leh midab madoow dhalaalaya.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
madoow - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan