U gudub nuxurka bogga
SABAAD

haydarokaarboon

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dhKimisteri
Xaraf HSubg HA15 xar
1

Iskudhisyada kiimikaad ee ka kooban karboon iyo haydarojiin oo keliya. haydarokoloorik asiidh m.l (-dyo, m.dh) (kiim.) (HCl) Hoor bida oo midablaawe ah oo sameysma marka haydarojiin koloraydh lagu daro biyo. haydaro'ogsaydh m.l (-dyo, m.dh) (kiim.) Iskudhis uu ku jiro ayoonka OH- ama kooxda -OH.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gaamur ( ingiriis : Tar) waa waa dareere jaamud ah oo ka mid ah kheyraadka dabiiciga ah, midabkiisu madoow yahay, ka samaysan isku dhisyo haydarokaarboon ah, oo laga helo oogada dhulka hoosteeda.

”
“

Naafto ( ingiriis : Diesel) waa waa shidaal dareere ah oo ka mid ah kheyraadka dabiiciga ah, markey qaydhiintahay leh midab huruud ilaa madoow ah, kana samaysan isku dhisyo haydarokaarboon ah, oo laga helo oogada dhulka hoosteeda.

”
“

Shidaal sidoo kale loo yaqaano Saliida Dhulka ( ingiriis : Petroleum) waa dareere ka mid ah kheyraadka dabiiciga ah, ur badan, midab huruud ilaa madoow ah leh, ka samaysan isku dhisyo haydarokaarboon ah, oo laga helo oogada dhulka hoosteeda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Cilmiga

Kimisteri (kiim.)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
haydarokaarboon - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan