Tusaale Dheeraad ah3
β
Kuwa gacmaha wax ka qaba; gacanlow, faroole, gacmadheere; kuwa indhaha wax ka qaba; indhoole, cawar, weershe iyo ildab; kuwa afka wax ka qaba; carablow, gaagaale, hag-hagaale, shigshigaaye, aflow, afqalooc iwm.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-layaal, m.l/dh
Xarafka
I Β· IN
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
