Tusaale Dheeraad ah3
β
Jabhada ONLF ayaa sheegtay in dagaalo socday shantii maalmood ee la soo dhaafay ayna ka qaybgaleen Jabhado jaal la ah ay ku dileen 140-askari oo ka tirsan ciidamada Ethiopia, halka dhankooda looga dilay 29-qof.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-lal, m.l
Xarafka
J Β· JA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
