Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Iniinyo kulkulucsan oo dhalo iwm ka sameysan, dhexdana ka daloola oo inta dun lagu taxo qoorta haweenku ku xirtaan, si ay ugu xarragoodaan.
Baar waa geed ka baxo wadamada kuul oo dhan. waxoona ku badanyahay wadamada ku yaalo dhul baraha aduunka.
Cillaanku wax hawl yar weeye, adigoo indho-kuul helaaya.
Waxa kale oo isna gabay la xidhiidha garnaqsiga tiriyey Maxamed Geelle, wuxuna yidhi “Abas-kuul, Isaaq inaan la simo igama eegtaane, aanada rag kale haw dhintee erey kalaan yaanay”.
Baro naxwaha Magac Dheddig →
m.dh
Magac Dheddig (m.dh)
-lo, m.l
K · KU
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag